Muran Xoogan oo ka dhex aloosan Wasaarada Caafimaadka & Maamulka G/Banaadir

Khilaaf xoogan ayaa soo kala dhexgalay Wasaarada caafimaadka ee xukuumada Somalia iyo Maamulka gobolka Banaadir, kaasoo salka ku haya cida xaqa u leh iney bixiso buugga Caafimaadka ee la siinayo xujayda sanadkan u dhoofeysa gudashada waajibaadka Xajka. Labada heyadood ayaa mid walba goonidiisa ugu doodaya inuu xaq u leeyahay bixinta buugga caafimaadka, waxaana arintaas ka … Continue reading Muran Xoogan oo ka dhex aloosan Wasaarada Caafimaadka & Maamulka G/Banaadir